Har-yarada

Mashruuca “Qodista Har-yarada Cuur” waa dadaal qorshaysan oo lagu abuurayo ilo biyo oo lagu kaydiyo si kor loogu qaado nolosha bulshada iyo wax-soosaarka beeraleyda deegaanka Cuur. Iyadoo la adeegsanayo xeelado fudud oo dhaqaaleysan,